Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 23:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nebiyadii Yeruusaalemna wax aad iyo aad u xun, baan ku arkay. Way sinaystaan, oo been bay ku socdaan, oo weliba waxay sii xoogeeyaan gacmaha xumaanfalayaasha, si aan midnaba xumaantiisa uga soo noqon. Iyagu kulligood waxay iila mid noqdeen sidii Sodom, oo kuwii degganaana sidii Gomora oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 23

arki Yeremyaah 23:14 macnaha guud