Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wadaaddadii ma ay odhan, Rabbigii meeh? Oo kuwa sharciga hayaana ima ay aqoon, oo taliyayaashiina way igu xadgudbeen, oo nebiyadiina waxay wax ku sii sheegeen Bacal, oo waxay iska daba galeen waxyaalo aan innaba faa'iido lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 2

arki Yeremyaah 2:8 macnaha guud