Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 19:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaan magaaladan iyo tuulooyinkeeda oo dhanba ku soo dayn doonaa masiibadii aan markii hore kaga hadlay oo dhan, maxaa yeelay, way sii madax adkaadeen, si ayan erayadayda u maqlin aawadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 19

arki Yeremyaah 19:15 macnaha guud