Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 18:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas waxay yidhaahdeen, Ina keena aynu Yeremyaah shirqool u hindisnee, waayo, sharcigu wadaadka ka tegi maayo, oo taladuna kii xigmad leh ka tegi mayso, oo erayguna nebiga ka tegi maayo. Ina keena aynu isaga carrabka ku dhufannee, oo erayadiisana yeynan innaba dheg u dhigin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 18

arki Yeremyaah 18:18 macnaha guud