Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 18:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed tag, oo waxaad la hadashaa dadka dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem deggan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, anigu masiibaan idiin qabanqaabinayaa, oo hindisaan idiin hindisayaa. Haddaba midkiin kastaaba jidkiisa sharka ah ha ka soo noqdo, oo jidadkiinna iyo falimihiinnaba wanaajiya.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 18

arki Yeremyaah 18:11 macnaha guud