Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 17:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, wuxuu ahaan doonaa sida geed lagu beeray biyaha dhinacooda oo xididdihiisa u fidsaday webiga dhiniciisa, oo kulaylku markuu yimaado kama cabsan doono, laakiinse caleentiisu cagaar bay iska ahaan doontaa, oo sannadda abaarta ah innaba ma uu welweli doono, mana uu joojin doono midhobixintiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 17

arki Yeremyaah 17:8 macnaha guud