Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 17:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas boqorro iyo amiirro carshigii Daa'uud ku fadhiisan doona ayaa irdaha magaaladan soo geli doona iyagoo fuushan gaadhifardood iyo fardo, iyaga, iyo amiirradooda, iyo dadka dalka Yahuudah, iyo kuwa Yeruusaalem degganba, oo magaaladanna weligeedba waa la sii degganaan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 17

arki Yeremyaah 17:25 macnaha guud