Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 16:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay u dhiman doonaan dhimasho xun, oo looma barooran doono, lamana xabaali doono, laakiinse sidii digo dhulka daadsan oo kale ayay noqon doonaan, oo waxay ku baabbi'i doonaan seef iyo abaar, oo baqtigooduna cunto buu u noqon doonaa haadka samada iyo dugaagga dhulkaba.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 16

arki Yeremyaah 16:4 macnaha guud