Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 16:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaan iyaga u soo diri doonaa kalluumaystayaal badan oo iyana way soo qabsan doonaan, oo haddana waxaan u soo diri doonaa ugaadhsadayaal badan, oo iyana way ka ugaadhsan doonaan buur kasta, iyo kur kasta, iyo boholaha dhagaxyada oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 16

arki Yeremyaah 16:16 macnaha guud