Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay kugu yidhaahdaan, Xaggee baannu tegaynaa? waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu idinku leeyahay, Kuwii dhimashadu waajib ku tahay xagga dhimashada ha tageen, kuwii seeftu xagga seefta, kuwii abaartu xagga abaarta, oo kuwii maxaabiisnimadu xagga maxaabiisnimada.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 15

arki Yeremyaah 15:2 macnaha guud