Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 15:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, wax kastaba waad og tahay, haddaba bal i soo xusuuso, oo i soo booqo, oo iiga aargud kuwa i silcinaya. Ii dulqaado oo ha i fogayn. Ogow inaan aawadaa cay ugu adkaystay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 15

arki Yeremyaah 15:15 macnaha guud