Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 14:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, aslanba dalka Yahuudah ma nacday? Naftaadu Siyoon ma karahday? Bal maxaad wax noogu dhufatay oo aannu u bogsan waynay? Nabad baannu filanaynay, laakiinse wax wanaagsanina ma iman, oo waxaannu filanaynay wakhti caafimaad leh, laakiinse waxaa noo timid cabsi keliya!

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 14

arki Yeremyaah 14:19 macnaha guud