Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 14:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu igu yidhi, Nebiyadu wax been ah ayay magacayga ku sii sheegaan. Anigu sooma aan dirin, soomana aan amrin, lamana aan hadlin innaba. Waxay idiin sii sheegaan riyo been ah, iyo faal, iyo wax aan waxba ahayn, iyo khiyaanadii qalbigooda.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 14

arki Yeremyaah 14:14 macnaha guud