Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markay soomaan qayladooda innaba ma aan maqli doono, oo markay qurbaan la gubo iyo qurbaan hadhuudh ah ii soo bixiyaanna innaba ma aan aqbali doono, laakiinse waxaan iyaga ku baabbi'in doonaa seef, iyo abaar, iyo belaayo.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 14

arki Yeremyaah 14:12 macnaha guud