Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 14:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu dadkan ka leeyahay, Waxay jeclaadeen inay warwareegaan, oo cagahoodana ma ay celin, sidaas daraaddeed Rabbigu iyaga ma aqbalo. Haatan wuu soo xusuusan doonaa xumaantoodii, oo dembiyadoodana wuu ciqaabi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 14

arki Yeremyaah 14:10 macnaha guud