Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 13:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaad iyaga u sheegtaa eraygan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Sibraar kasta waxaa laga buuxin doonaa khamri, iyaguna waxay kugu odhan doonaan, War sida runta ah miyaannan ogayn in sibraar kastaba khamri laga buuxin doono?

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 13

arki Yeremyaah 13:12 macnaha guud