Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 13:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkan sharka ah, oo diida inay erayadayda maqlaan, oo iska daba gala caasinimada qalbigooda, oo raaca ilaahyo kale inay iyaga u adeegaan oo caabudaan, waxay kulligood noqon doonaan sida guntigan aan waxba taraynin oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 13

arki Yeremyaah 13:10 macnaha guud