Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 12:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tan dhaxalkaygii ahayd waxay igu tahay xaad birdhicyo leh oo kale, oo xaadka hareereheeda ku wareegsan oo dhammuna waa ku col iyada. Taga oo xayawaanka duurka oo dhan soo wada ururiya, oo soo wada kaxeeya ha cuneene.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 12

arki Yeremyaah 12:9 macnaha guud