Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 11:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

si aan u oofiyo dhaartii aan awowayaashiin ugu dhaartay inaan siin doono dal caano iyo malab la barwaaqaysan, sida ay maantadan tahay. Markaasaan u jawaabay oo waxaan idhi, Aamiin, Rabbiyow.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 11

arki Yeremyaah 11:5 macnaha guud