Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 11:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka Yahuudah ahow, ilaahyadiinnu waxay tiro le'eg yihiin magaalooyinkiinna, oo jidadka Yeruusaalem intay tiro le'eg yihiin oo kale ayaad meelo allabaryo u qotomiseen waxaas ceebta miidhan ah, waana meelo allabaryo oo aad foox ugu shiddaan Bacal.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 11

arki Yeremyaah 11:13 macnaha guud