Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 10:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markuu codkiisa ku hadlo biyo badan guuxooda baa samooyinka laga maqlaa, oo isagaa ka dhiga in dhulka darafyadiisa uumi ka soo kaco, roobkana wuxuu u sameeyaa hillaac, oo dabayshana isagaa khasnadihiisa ka soo saara.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 10

arki Yeremyaah 10:13 macnaha guud