Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 10:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu waa Ilaaha runta ah. Isagu waa Ilaaha nool iyo boqorka weligiis ah. Cadhadiisa ayaa dhulku la gariiraa, oo quruumuhuna uma ay adkaysan karaan dhirifkiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 10

arki Yeremyaah 10:10 macnaha guud