Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 10:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Dadka Israa'iilow, bal maqla erayga Rabbigu idinkula hadlayo.

2. Rabbigu wuxuu leeyahay, Ha baranina jidka quruumaha, oo hana ka nixina calaamadaha samada, waayo, quruumahaa ka naxa iyaga.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 10