Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu kaloo isaga u yimid wakhtigii Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah uu dalka Yahuudah boqor ka ahaa, iyo ilaa sannaddii kow iyo tobnaad ee Sidqiyaah ina Yoosiyaah uu dalka Yahuudah boqor ka ahaa, iyo ilaa waagii Yeruusaalem maxaabbiisahaanta loo kaxaystay bishii shanaad.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 1

arki Yeremyaah 1:3 macnaha guud