Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 1:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eeg, anigu waxaan u yeedhi doonaa qolooyinka boqortooyooyinka woqooyi oo dhan, oo iyana way iman doonaan, oo midkood kastaaba wuxuu carshigiisa dhigan doonaa irdaha Yeruusaalem laga soo galo, iyagoo ku kacsan derbiyadeeda ku wareegsan oo dhan, iyo magaalooyinka dalka Yahuudah oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 1

arki Yeremyaah 1:15 macnaha guud