Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 9:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay waxay isagii ku yidhaahdeen, Magaca Rabbiga Ilaahaaga ah aawadiis ayaannu annagoo addoommadaada ah waddan aad u fog uga nimid, waayo, waxaannu maqalnay warkiisii, iyo kulli wixii uu Masar ku dhex sameeyey oo dhan,

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 9

arki Yashuuca 9:9 macnaha guud