Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Webi Urdun shishadiisa, iyo dhulka buuraha, iyo dhulka dooxada ah, iyo badda weyn xeebteeda oo ka horraysa Lubnaan boqorradii degganaa oo dhammu markay maqleen, waxaa dhacday inay reer Xeed, iyo reer Amor, iyo reer Kancaan, iyo reer Feris, iyo reer Xiwi, iyo reer Yebuusba

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 9

arki Yashuuca 9:1 macnaha guud