Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 8:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sidii addoonkii Rabbiga oo Muuse ahaa reer binu Israa'iil ugu amray, iyo sida ku qoran kitaabkii sharciga Muuse, oo waxay ahayd meel allabari oo ah dhagaxyo aan la qorin oo aan ninna bir u qaadin; oo waxay Rabbiga ugu kor bixiyeen qurbaanno la gubo, iyo qurbaanno nabaadiino.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 8

arki Yashuuca 8:31 macnaha guud