Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 8:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii Aaciina geed buu ka soo deldelay, oo wuxuu sudhnaa ilaa makhribkii, oo qorraxdhicii ayaa Yashuuca amray, markaasay meydkiisii geedkii ka soo dejiyeen, oo waxay ku tuureen iridda magaalada laga soo galo, oo waxay ku tuuleen dhagaxyo badan oo jira ilaa maantadan.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 8

arki Yashuuca 8:29 macnaha guud