Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 8:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii reer binu Israa'iil dhammeeyeen oo ay dadkii Aacii degganaan jiray ku wada laayeen duurkii, iyo cidladii ay u eryadeen, oo ay seef ku wada le'deen ilaa ay wada baabbe'een, ayaa reer binu Israa'iil oo dhammu waxay ku soo noqdeen Aacii xaggeedii, oo waxay ku laayeen seef.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 8

arki Yashuuca 8:24 macnaha guud