Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 8:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii boqorkii Aacii taas arkay, ayay isaga iyo dadkiisa oo dhammu aroor hore keceen oo dhaqsadeen, oo markaasay dadkii magaaladu dagaal ugu bexeen reer binu Israa'iil wakhtigii la yidhi, oo waxay wada tageen meel ka horraysa Caraabaah, laakiinse ma uu ogayn in rag gaadmo ugu qarsoon yahay magaalada dabadeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 8

arki Yashuuca 8:14 macnaha guud