Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 8:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii dagaalyahannada ahaa oo dhan oo ah kuwii isaga la jiray way wada tageen oo intay soo dhowaadeen ayay magaaladii hor yimaadeen, oo waxay degeen dhinaca woqooyi oo Aacii; oo dooxo baa u dhexaysay isaga iyo Aacii.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 8

arki Yashuuca 8:11 macnaha guud