Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 8:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Yashuuca ku yidhi, Ha cabsan, hana qalbi jabin. Ragga dagaalyahannada ah oo dhan kaxayso, oo kac oo waxaad tagtaa xagga Aacii, oo bal eeg, adigaan gacanta ku geliyey boqorka Aacii, iyo dadkiisa, iyo magaaladiisa, iyo dalkiisaba;

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 8

arki Yashuuca 8:1 macnaha guud