Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa dadkii reer Aacii waxay iyagii ka laayeen lix iyo soddon nin; oo magaalada iriddeedii ayay ka eryadeen tan iyo Shebaariim, oo waxay ku laayeen meesha dhaadhaca ah, markaasaa dadkii qalbigiisii dhalaalay, oo biyo oo kale noqday.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 7

arki Yashuuca 7:5 macnaha guud