Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yashuuca wuxuu niman ka diray Yerixoo oo u diray Aacii, taasoo ku tiil Beytaawen dhinaceeda, oo xagga bari ka jirtay Beytel. Oo intuu la hadlay wuxuu iyagii ku yidhi, Bal taga oo dalka soo basaasa. Oo nimankii intay tageen ayay Aacii soo basaaseen.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 7

arki Yashuuca 7:2 macnaha guud