Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba aroorta waxaa laydiin soo dhowayn doonaa qabiil qabiil, oo qabiilkii Rabbigu soo sooco ha ii soo dhowaado iyagoo reer reer ah; oo haddana reerkii Rabbigu soo sooco, ha iigu soo dhowaadeen xaas xaas; oo haddana xaaskii Rabbigu soo sooco nin nin ha iigu soo dhowaadeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 7

arki Yashuuca 7:14 macnaha guud