Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 7:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed reer binu Israa'iil cadaawayaashooda isma hor taagi karaan, oo cadaawayaashooday dhabarka u jeediyeen, maxaa yeelay, waxay noqdeen wax la xarrimay. Anigu mar dambe idinla jiri maayo, inaad alaabtii la xarrimay dhexdiinna ka baabbi'isaan mooyaane.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 7

arki Yashuuca 7:12 macnaha guud