Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 6:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay aad u afuufaan buunanka wananka geesahooda ah, oo idinku aad maqashaan dhawaaqa buunka, dadka oo dhammu qaylo dheer waa inay ku qayliyaan, oo markaasaa derbiga magaaladu meeshiisa ku dhici doonaa, dadkuna waa inuu nin waluba hortiisa qummaati ugu socdaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 6

arki Yashuuca 6:5 macnaha guud