Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 6:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalada waa inay xaaraan ka noqoto cid kale Rabbiga mooyaane, iyada iyo waxa gudaheeda ku jiraba; waxaa keliyahoo ka noolaanaya dhillada la yidhaahdo Raxab iyo inta guriga kula jirta oo dhan, maxaa yeelay, waxay qarisay basaasyadii aannu dirnay.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 6

arki Yashuuca 6:17 macnaha guud