Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 6:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Toddobadii wadaad oo sidday toddobadii buun oo wanan geesahood ahna, waxay had iyo goorba hor socdeen sanduuqii Rabbiga, oo waxay afuufeen buunankii; oo raggii hubka sitayna iyagay ka horreeyeen; ururkii intiisii kalena waxay daba socdeen sanduuqii Rabbiga, wadaaddaduna waxay afuufayeen buunankii intay socdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 6

arki Yashuuca 6:13 macnaha guud