Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maannadiina maalintii dambe ayay ka joogsatay, markay cuneen hadhuudhkii dalkii ka baxay dabadeed, oo reer binu Israa'iilna ma ay helin maanna dambe, laakiinse sannaddaas waxay cuneen midhihii dalkii Kancaan ka baxay.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 5

arki Yashuuca 5:12 macnaha guud