Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorradii reer Amor oo dhan oo joogay Webi Urdun xaggiisa shishe oo galbeed, iyo boqorradii reer Kancaan oo dhan oo badda dhinaceeda degganaa, markay maqleen sida Rabbigu biyihii Webi Urdun u engejiyey reer binu Israa'iil hortooda ilaa aannu soo wada gudubnay, ayay wada dhalaaleen, oo xoog dambena kuma jirin, reer binu Israa'iil aawadood.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 5

arki Yashuuca 5:1 macnaha guud