Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 4:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yashuuca wuxuu ku yidhi iyagii, Ka hor gudba sanduuqa Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waxaad tagtaan Webi Urdun dhexdiisa, oo midkiin waluba dhagax garabka ha ku qaado, inta reer binu Israa'iil qabiilooyinkooda tiradoodu tahay,

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 4

arki Yashuuca 4:5 macnaha guud