Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 24:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaan idin keenay dalkii reer Amor, kuwaasoo degganaa Webi Urdun shishadiisa, oo iyana way idinla dirireen; kolkaasaan gacanta idiin geliyey, oo dalkoodiina waad hantideen, iyagiina hortiinna waan ka baabbi'iyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 24

arki Yashuuca 24:8 macnaha guud