Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 24:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo lafihii Yuusuf oo reer binu Israa'iil ka soo saareen Masar, waxay ku aaseen Shekem taasoo ah dhulkii yaraa oo Yacquub ka iibsaday reer Xamoor oo ahaa Shekem aabbihiis oo uu ka siistay boqol gogo' oo lacag ah; oo meeshaasu waxay dhaxal u noqotay reer Yuusuf.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 24

arki Yashuuca 24:32 macnaha guud