Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 24:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waayo, Rabbiga Ilaaheenna ahu waa kii innaga iyo awowayaasheenba inaga soo saaray dalkii Masar oo ahaa gurigii addoonsiga, oo isagu waa kii calaamooyinkaas waaweyn ku sameeyey horteenna oo inagu dhawrayay jidkii aan soo marnay oo dhan, oo inaga samatabbixiyey dadkii aynu soo dhex soconnay oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 24

arki Yashuuca 24:17 macnaha guud