Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 23:9-11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

9. Waayo, Rabbigu wuxuu hortiinna ka eryay quruumo waaweyn oo xoog badan; oo weliba idinka ninna idinma hor istaagin ilaa maantadan la joogo.

10. Nin keliya oo idinka mid ahu kun buu eryi doonaa; waayo, kan idiin diriraa waa Rabbiga Ilaahiinna ah siduu idinkula hadlay.

11. Haddaba isjira oo jeclaada Rabbiga Ilaahiinna ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 23