Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 23:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaad ku xadgudubtaan axdigii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku amray, oo aad ka tagtaan, ee aad u adeegtaan ilaahyo kale, oo aad iyaga u sujuuddaan, de markaasaa cadhada Rabbigu idinku kululaan doontaa, oo aad haddiiba ka baabbi'i doontaan dalka wanaagsan oo uu idin siiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 23

arki Yashuuca 23:16 macnaha guud