Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 23:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas xaqiiq ahaan u ogaada inuusan Rabbiga Ilaahiinna ahu mar dambe quruumahaas hortiinna ka eryayn, laakiinse waxay idinku noqon doonaan siriq iyo dabin, oo markaasay dhinacyada idinka karbaashi doonaan, oo indhahana qodxan idinkaga mudi doonaan, ilaa aad ka baabba'daan dalkan wanaagsan oo Rabbiga Ilaahiinna ahu idin siiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 23

arki Yashuuca 23:13 macnaha guud