Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 22:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse aad iyo aad u dadaala inaad yeeshaan amarkii iyo sharcigii uu addoonkii Rabbiga ee Muuse ahaa idinku amray, kuwaasoo ah inaad Rabbiga Ilaahiinna ah jeclaataan, oo aad ku socotaan jidadkiisa oo dhan, oo aad amarradiisa xajisaan, oo aad isaga aad u sii xajisataan, oo aad qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan ugu adeegtaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 22

arki Yashuuca 22:5 macnaha guud